Ma siisaa cunugaaga cunto ku filan maalintii? 

Dabcan jawaabtu waa haa, Blase nasiib xumo ilmaha yari kaliya uma baahna dharag waxaa umuhiim ah nafaqaad ka caawin kara in jirkooda & markaxdoodaba ay ukoraan si quman badi cuntooyinka aan siino uma dhamaytirna naqaadkii maalinlaha  tani waa kids fast oo ah kaabaha koowaad ee caruurta  vitimaanaad & macaamiid badan oo ku jira owgeed. waa […]

Caadooyin maalinle ah oo waalidkasta uu ku dhisi karo difaac jireedka caruurtiisa

Marka koowaad, Guriga waa meesha ugu horeysa ee saameynta ku leh caafimaadka caruurta  Hadii ay noqoto waxa ay cunayaan Inta saacadood ay hurdaan waxaa muhiim ah in waalidka uu ka warqabo maxaa caawin kara caruurta si ay ugu koraan caafimaad qab waxan kula wadaagayaa 3 talo oo saldhig ah dhismaha difaac xoogan oo ay helaan […]