Dabcan jawaabtu waa haa, Blase nasiib xumo ilmaha yari kaliya uma baahna dharag
waxaa umuhiim ah nafaqaad ka caawin kara in jirkooda & markaxdoodaba ay ukoraan si quman
badi cuntooyinka aan siino uma dhamaytirna naqaadkii maalinlaha
tani waa kids fast oo ah kaabaha koowaad ee caruurta
vitimaanaad & macaamiid badan oo ku jira owgeed. waa sharoobo ka kaalmaynaysa ilmaha inuu ahaado mid difaaciisa adagyahay sidokalana firfircoon
waa hal qaado lkn door wayn kuleh caafimadka ilmaha & koritaankiisa inta uu yar yahay
Hadaba ku taageer caruurtaada sharoobada KIDS FAST